explain-icon

Sharaxaad

Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu sheegay in qofka u kaadiya kan daynta qaba ama ka cafiya daynta, waxaa lagu abaal mariyaa in Ilaahay hariyo hooska Carshigiisa Maalinta Qiyaame Maalintaaso Qoraxdu u soo dhawaanayso Adoomada Madaxooda oo kulaylkeedu aad u daran yahay. Maanlintaa Qofna ma helaayo hoos Qof Ilaahay hoos siiyo mooyee.

explain-icon

fawaed

  • Fadliga iyo fududaynta Ilaahay siiyey Adoomadiisa waxay ka mid tahay asbaabta looga nabad gelaayo kadeedka Maalinta Qiyaamaha.
  • Abaal marintu waxay noqotaa nooca camalka la qabtay.