explain-icon

Sharaxaad

Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu cadeeyey hadii gaalku Islaamo in laga ajar siinaayo camalkiisii wanaagsanaa ee waqtigii Jaahiliga ee Islaamka ka hor uu sameeyey, sida sadaqada, xoraynta Adoomada iyo xiriirinta Qaraabada.

explain-icon

fawaed

  • Gaalku xasanaadka uu aduunka ku sameeyey aakhiro laga ajar siin maayo haduu gaalnimodiisa ku dhinto.