logo
  • home
  • main_cats arrow

    main_cats

    • Quraanka kariimka ah iyo Culuuntiisa
    • Xadiiska iyo Culuuntiisa
    • Caqiidada
    • Fiqiga iyo usuushiisa
    • Fadaa`isha iyo Aadaabta
    • Dacwada iyo Xisbada
    • Siirada iyo Taariikhda
  • about
  • portal_of_developers
  • contact_us mail
contact_us mail
earth čeština arrow

choose_language

share_hadeeth

available_translations:

  1. home
  2. Caqiidada
  3. Rususha oo la rumeeyo
  4. Nabigenii Maxamed nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee.
  5. Xadiis
Cabdullaahi Binu Cabaas Allaha ka raali ahaado isaga iyo aabihiiba wuxuu yiri: Rasuulka Ilaahay scw waxaa lagu soo dajiyey waxyiga isagoo afartan jir ah, wuxuu joogay Makkah sadex iyo toban sano, ka dib waxaa lafaray inuu ka hijroodo, wuxuuna u haajiray Madiina, wuxuu joogay Madiina toban sano, ka dibna Ilaahay ayaa oofsaday. scw. Xadiis Saxiix ah - Xadiis la isku waafaqay
  • earth
  • English
  • čeština
  • ελληνικά
  • български
  • Pulaar
  • italiano
  • choose_language

    • ಕನ್ನಡ
    • Malagasy
    • română
    • Kinyarwanda
    • тоҷикӣ
    • Ўзбек
    • العربية
    • español
    • português
    • Français
    • Русский
    • اردو
    • Deutsch
    • Shqip
    • বাংলা
    • ဗမာ
    • bosanski
    • தமிழ்
    • ไทย
    • සිංහල
    • Kiswahili
    • svenska
    • Tiếng Việt
    • മലയാളം
    • हिन्दी
    • Hausa
    • Èdè Yorùbá
    • فارسی
    • Türkçe
    • 中文
    • Bahasa Indonesia
    • Wikang Tagalog
    • پښتو
    • አማርኛ
    • ئۇيغۇرچە
    • తెలుగు
    • 日本語
    • Kurdî
    • Nederlands
    • ગુજરાતી
    • অসমীয়া
    • Кыргызча
    • नेपाली
    • lietuvių
    • Српски
    • فارسی دری
explain-icon

Sharaxaad

Ibnu Cabbaas Allaha ka rali ahaado isaga iyo aabihiye wuxuu sheegay in waxyiga lagu soo dajiyey Nabigha scw oo la soo diray isagoo afartan jir ah, Makkana uu joogay saddex iyo toban sano waxyiga ka dib, ka dibna waxaa la amray inuu madiina u haajiro, iyadana wuxuu joogay toban sano, ka dibna uu geeriyooday scw isagoo da'adiisu tahay saddex iyo lixdan sano.

explain-icon

fawaed

  • Asxaabtu ihtimaam ayey siin jireen taariikhda Nabiga naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaate.
explain-icon

cats

  1. home
  2. Caqiidada
  3. Rususha oo la rumeeyo
  4. Nabigenii Maxamed nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee.
  5. Xadiis
  1. home
  2. Siirada iyo Taariikhda
  3. Siiradii Nabiga scw.
  4. Xadiis
explain-icon

dheeraad/kordhin

  • Allaha nafta Maxamed Gacantiisa ku jirtaan ku dhaartee Qofka i maqla ee Ummaddaan ka mid ah Yahuudi ama Nasraani-kuu doonaba ha ahaadee-, ee dhinta isagoon rumayn xaqa la ila soo diray wuxuu ahaan doonaa kuwa naarta gelaya
  • Allaha naftaydu Gacantiisa ku jirtaan ku dhaartaye, waxay u dhawdahay inuu idiin la soo dago ina Maryama isago xaakim caadil ah, oo uu jejebiyo Macatabka, oo dilo khansiirka, oo uu soo rogo jisyada, oo maalku buux dhaafo, heer cid qaadata o...
  • waxaan ku dhahanay: adaa sayid kayaga ah, wuxuu yiri -Rasuulku scw-: "sayidku waa Allaah", waxaan dhahnay: adaa noogu fadli badan, noogu deeqsisan, wuxuu yiri: "waar hadalkiina caadiga ah dhaha, oo yaanu shaydaanku idin duufsan
  • Ummaddayda oo dhan Janaday gelaysaa qofka iska diida mooyee
logo

title

short_des

main_cats

  • Quraanka kariimka ah iyo Culuuntiisa
  • Xadiiska iyo Culuuntiisa
  • Caqiidada
  • Fiqiga iyo usuushiisa
  • Fadaa`isha iyo Aadaabta
  • Dacwada iyo Xisbada
  • Siirada iyo Taariikhda

Important Websites

  • Bayan Al islam
  • The holy quran encyclopedia
  • Developers API
logo