Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu sheegay: in Ilaahay haduu ku xugmiyo oo ku qadaro adoon inuu ku dhinto dhul uusan markaa joogin, Ilaahay wuxuu ka geliyaa dhulkaa dan uu ku tago, markuu tagana nafta looga qaada.
fawaed
Xadiiskani wuxuu waafaqayaa hadalka Ilaahay casa wajala: (nafina ma oga dhulka ay ku dhiman doonto).