logo
  • home
  • main_cats arrow

    main_cats

    • Quraanka kariimka ah iyo Culuuntiisa
    • Xadiiska iyo Culuuntiisa
    • Caqiidada
    • Fiqiga iyo usuushiisa
    • Fadaa`isha iyo Aadaabta
    • Dacwada iyo Xisbada
    • Siirada iyo Taariikhda
  • about
  • portal_of_developers
  • contact_us mail
contact_us mail
earth čeština arrow

choose_language

share_hadeeth

available_translations:

  1. home
  2. Fadaa`isha iyo Aadaabta
  3. Fadaa`isha
  4. Fadliga Camalka Saalixa ah
  5. Xadiis
Jaabir Binu Cabdullaahi Allaha ka raali ahaado isaga iyo Aabihiye waxaa laga wariyey in Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee uu yiri: "Wax kastoo wanaag ahi waa Sadaqo." Xadiis Saxiix ah - waxaa wariyey bukhaari,waana xadiiska jaabir,muslimna waxuu kuwariyey xadiiska xudayfa
  • earth
  • English
  • čeština
  • Pulaar
  • magyar
  • italiano
  • ಕನ್ನಡ
  • choose_language

    • afaan oromoo
    • română
    • Kinyarwanda
    • Ўзбек
    • Mõõré
    • العربية
    • español
    • português
    • Français
    • Русский
    • اردو
    • Deutsch
    • Shqip
    • বাংলা
    • ဗမာ
    • bosanski
    • தமிழ்
    • ไทย
    • සිංහල
    • Kiswahili
    • svenska
    • Tiếng Việt
    • മലയാളം
    • हिन्दी
    • Hausa
    • Èdè Yorùbá
    • فارسی
    • Türkçe
    • 中文
    • Bahasa Indonesia
    • Wikang Tagalog
    • پښتو
    • አማርኛ
    • ئۇيغۇرچە
    • తెలుగు
    • 日本語
    • Kurdî
    • Nederlands
    • ગુજરાતી
    • অসমীয়া
    • тоҷикӣ
    • Кыргызча
    • नेपाली
    • lietuvių
    • Српски
    • فارسی دری
explain-icon

Sharaxaad

Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu sheegay wanaag kasta iyo wax tar kasta oo loo qabto dadka sida hadalka iyo adeega waa Sadaqo, ajar iyo xasanaad baa ku jira.

explain-icon

fawaed

  • Sadaqadu kuma koobna waxay dadku maalkooda ka bixiyaan, balse waxaa soo gelaya khayrka dadku sameeyo ama ay dhahaan oo ay dadka gaarsiiyaan.
  • Waxaa ku jira in dadka la jeclaysiiyo wanaaga bixintiisa, iyo wixii nafac ugu jiro dadka kale.
  • Lama yaraysto shay wanaaga, haba yaraadee.
explain-icon

cats

  1. home
  2. Fadaa`isha iyo Aadaabta
  3. Fadaa`isha
  4. Fadliga Camalka Saalixa ah
  5. Xadiis
explain-icon

dheeraad/kordhin

  • Qofka jecel in loo waasiciyo irsaaqadiisa oo loo dheereeyo cumrigiisa, ha xiriiriyo Qaraabadiisa
  • Allaha Rabigiina ah ka baqa, shantiina salaadoodna tukada, bishiinana sooma, sakada maalkiinana bixiya, madaxdiinana adeeca janada Rabigiin baad galaysaane
  • Lacagta ugu fadliga badan ee uu ninku bixiyo waa lacagta uu ku masruufo ciyaalkiisa, iyo lacagta uu ku bixiyo neefkiisa uu jihaadka ugu tala galay, iyo lacagta uu ku bixiyey asxaabtiisa jihaadka ay kuwada jiraan
  • camalkee Ilaahay ugu jecel yahay? wuxuu yiri: ''waa salaadoo waqtigeeda la tukado'' wuxuu yiri: maxaa ku xiga? wuxuu yiri: '' labada waalid oo baari loo noqodo'' wuxuu yiri: maxaa ku xiga? wuxuu yiri: ''jidka Ilaahay oo lagu jihaado''
logo

title

short_des

main_cats

  • Quraanka kariimka ah iyo Culuuntiisa
  • Xadiiska iyo Culuuntiisa
  • Caqiidada
  • Fiqiga iyo usuushiisa
  • Fadaa`isha iyo Aadaabta
  • Dacwada iyo Xisbada
  • Siirada iyo Taariikhda

Important Websites

  • Bayan Al islam
  • The holy quran encyclopedia
  • Developers API
logo