Anas Allaha ka raali ahaade wuxuu yiri: Waxaan la joognay Cumar, wuxuuna yiri: (waa naloo diiday kalifaada ). Sahih/Authentic. - Al-Bukhari
explain-icon

Sharaxaad

Cumar Allaha ka raali ahaade wuxuu sheegay in Rasuulku scw u diiday dadka in la caadaysto wax dhib maahee aan dheef laheyn, hadal iyo ficil kuu doonaba ha ahaadee.

explain-icon

fawaed

  • Waxaa ka mid ah isku cuslaynta la reebey: su'aalaha badan, isku kalifida waxaan cilmi loo laheyn, ama adkaynta wax Ilaahay fudaydiyey.
  • Waxaa qofka muslimka ah la gudboon inuu naftiisa baro saamaxaada, wax fudaydinta iyo isku ad-adkeyn la'aanta hadalka iyo camalkaba, cuntadiisa, cabitaankiisa, iyo dhamaan arimihiisa kale.
  • Diinta islaamku waa diin fudud.
explain-icon

cats

explain-icon

dheeraad/kordhin