explain-icon

Sharaxaad

Wuxuu reebay Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee in timaha madaxa qaybna laxiiro qaybna la daayo. Reebiduna waa guud ahaan ragga yaryar iyo kuwa wawaynba, Dumarkase uma banaana inay timaha Madaxooda xiiraan.

explain-icon

Benefits from the Hadith

  • Shareecada Islaamku way ilaalisay muuqaalka dadka.