logo
  • home
  • main_cats arrow

    main_cats

    • Quraanka kariimka ah iyo Culuuntiisa
    • Xadiiska iyo Culuuntiisa
    • Caqiidada
    • Fiqiga iyo usuushiisa
    • Fadaa`isha iyo Aadaabta
    • Dacwada iyo Xisbada
    • Siirada iyo Taariikhda
  • about
  • portal_of_developers
  • contact_us mail
contact_us mail
earth čeština arrow

choose_language

share_hadeeth

available_translations:

  1. home
  2. Fadaa`isha iyo Aadaabta
  3. Aadaabta Sharciga ah
  4. Aadaabta Cunida iyo Cabida
  5. Xadiis
Ibnu Cumar Allaha ka wada raali ahaado isaga iyo Aabihiye waxaa laga wariyey in Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxarasiis Allaha siiyee uu yiri: "Hadii Qof idinka mida uu wax cunayo ha ku cuno Midigtiisa, haduu wax cabaayana ha ku cabo Midigtiisa, waayo Shaydaanku wuxuu ku cunaa Bidixdiisa wuxuuna ku cabaa Bidixdiisa". Xadiis Saxiix ah - Waxa wariyay Muslim
  • earth
  • English
  • čeština
  • Kinyarwanda
  • العربية
  • español
  • português
  • choose_language

    • Русский
    • اردو
    • Deutsch
    • Shqip
    • বাংলা
    • ဗမာ
    • bosanski
    • தமிழ்
    • ไทย
    • සිංහල
    • Kiswahili
    • svenska
    • Tiếng Việt
    • മലയാളം
    • हिन्दी
    • Hausa
    • Èdè Yorùbá
    • فارسی
    • Türkçe
    • 中文
    • Bahasa Indonesia
    • Wikang Tagalog
    • پښتو
    • አማርኛ
    • ئۇيغۇرچە
    • తెలుగు
    • 日本語
    • Kurdî
    • Nederlands
    • ગુજરાતી
    • অসমীয়া
    • тоҷикӣ
    • Кыргызча
    • नेपाली
    • lietuvių
    • Српски
    • فارسی دری
explain-icon

Sharaxaad

Nabigu nabadgelyo iyo naxarasiis Allaha siiyee wuxuu faray inuu Qofka Muslimka ahi wax ku cuno kuna cabo Gacantiisa Midig, wuuna reebay in wax lagu cuno laguna cabo Gacanta Bidix, waayo Shaydaankaa kuna cuna kuna caba Bidixda.

explain-icon

fawaed

  • Waxaa la reebay in Shaydaanka looga ekaado ku cunida iyo ku cabida Bidixda.
explain-icon

cats

  1. home
  2. Fadaa`isha iyo Aadaabta
  3. Aadaabta Sharciga ah
  4. Aadaabta Cunida iyo Cabida
  5. Xadiis
explain-icon

dheeraad/kordhin

  • Bismi Allah dheh oo Midigta ku cun, oo ka cun dhinaca ku soo xiga
  • Yaanu midkiin ku qaban midigtiisa guskiisa isagoo kaadinaaya, oo yaanu midigtiisa isaga tirin najaasada, oo yaanu ku neefsan weelka uu ku cabayo
  • Nin ayaa Bidixda ku cunay isagoo la jooga Rasuulka nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee, wuxuu Rasuulku nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee ku yiri: "midigtaada ku cun", wuxuuse yiri: ma awoodo, Rasuulku nabadgelyo iyo naxariis Allaha si...
  • Ilaahay wuu kaga raali noqdaa Qofka markuu wax cuno oo Ilaahay ku mahadiyo iyo markuu wax cabo oo uu Ilaahay ku mahadiyo
logo

title

short_des

main_cats

  • Quraanka kariimka ah iyo Culuuntiisa
  • Xadiiska iyo Culuuntiisa
  • Caqiidada
  • Fiqiga iyo usuushiisa
  • Fadaa`isha iyo Aadaabta
  • Dacwada iyo Xisbada
  • Siirada iyo Taariikhda

Important Websites

  • Bayan Al islam
  • The holy quran encyclopedia
  • Developers API
logo