explain-icon

Sharaxaad

Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu ka digay in Salaada Casar waqtigeeda dib looga dhigo, si bareer ah Qofka sidaa sameeyana camalkiisu wuu buraayo oo wax kasoo qaad ma leh.

explain-icon

fawaed

  • Waxaa laysku boorinayaa in Salaada Casar lagu ilaaliyo waqtigeeda hore, loona degdego arintkaa.
  • Goodi adag ayaa loo jeediyey Qofka oo ka taga Salaada Casar, waqtigeeda oo ka tagana wuxuu ka Dambi weyn yahay Salaadaha kale oo waqtigoodu tago, waana Salaada Alwusdaa ee si gaara loogu amarka hadalka Ilaahay yiri: (ilaaliya Salaadaha iyo Salaada Alwusdaa) [ Al baqara238].