explain-icon

Sharaxaad

Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu cadeeyey in balanta iyo heshiiska u dhaxaysa Muslimiinta, Gaalada iyo Munaafiqiinta uu yahay Salaada, qofkii Salaada ka tagaana uu Gaaloobay.

explain-icon

fawaed

  • Xadiiska waxaa ku sugan weynida xaalka Salaada, waayo iyadaa kala saarta Muuminka iyo Gaalka.
  • Axkaanta Islaamka Qofka waxaa loo qaban wixii ka muuqda xaalkiisa kore ee uurkiisa looma eegayo.