explain-icon

Sharaxaad

ibnu Cabbaas wuxuu cadeeyey in Qur'aanku ku soo dagaayey Rasuulka naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaate isaguna aanu aqoon sida loo kala jaro iyo dhamaadka suurada, ilaa uu ku soo dagay bisinku oo uu ogaado in suuradii hore dhamaatay, oo ay suurad cusub bilaabatay.

explain-icon

fawaed

  • Bisinka waxaa lagu kala saaraa suuradaha, suurada Al anfaal iyo tawba maahee.
explain-icon

dheeraad/kordhin