explain-icon

Sharaxaad

Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu ahaa xiliyadiisa qaar haduu weyso qaadanayo xubnaha weysada wuxuu dhaqi jiray labo mar, wuxuu dhaqi jiray wajiga-oo uu ku jiro luqluqushada iyo san daarsigu, gacmaha iyo lugaha labo mar.

explain-icon

fawaed

  • Waajibka dhaqida xubnaha weysada waa hal mar, wixii ka badani waa Suno.
  • Waa Sharci in weysada la dhaqo xubnaha labo mar labo mar waqtiyada qaarkood.
  • Waa sharci in Madaxa la masaxo hal mar.