explain-icon

Sharaxaad

Nabigu nabadgelyo iyo naxarasiis Allaha siiyee wuxuu sheegay inay Gabadha Nikaaxeedu aanu ansaxayn weli nikaaxiya la`aanti.

explain-icon

fawaed

  • Weligu wuxuu shardi u yahay nikaaxu inuu ansaxo, haduu weli la`aan la nikaaxo ama Gabadhu iyadu isu Guuriso Nikaas ma ansaxaayo Nikaaxu.
  • Waligu waa ninka ugu dhow Gabadha, uma guurinaayo wali ka fog iyadoo mid uga dhawaa joogo.
  • Waliga waxaa u shardi ah: inuu yahay Qof Masuula oo nin ah, waa inuu yaqaan maslaxada nikaaxa, waa inay isaga iyo gabadhu isku Diin yihiin, Qofka aan Sifooyinkaas laga helin wali uma noqonkaro nikaax.