explain-icon

Sharaxaad

Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu ka digay in Muslimka dhib loo gaysto, ama la dhibaateeyo shay arimihiisa ka mida sida Naftiisa, maalkiisa iyo reerkiisa, Qofkii sidaa sameeyana Ilaahay ayaa ka abaal marin kuna ciqaabidoona nooca camalkiisa.

explain-icon

fawaed

  • Waa xaaraan in Muslimka dhib loo gaysto iyo in la dhibaateeyo ee mashaqayo la galiyo.
  • Ilaahay wuu u aaraa Adoomadiisa.