explain-icon

Sharaxaad

Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu ka digay in Muslimiinta Hub loo qaato, si loo bajiyo ama loo boobo, Qofka xaq daro sidaa u sameeya wuxuu ku kacay dambi weyn iyo danbi ka mida Kabaa`irta waaweyn, wuxuuna mudan yahay goodigaas adag.

explain-icon

fawaed

  • Waxaa aad looga digay in Qofka Muslim ku Walaalihiisa Muslimiinta ah la dagaalo.
  • Munkarka iyo fasahaadka ugu weyn Dhulka korkiisa waxaa ka mida in Muslimiinta Hub looqaato, iyo in Dhulka dil lagu fasaadiyo.
  • Goodiga adag ee la soo sheegay makhuseeyo dagaalka xaqa ah, sida la dagaalanka kuwa Sharciga jabiya, iyo Mufsidiinta, iyo qayrkood.
  • Waa xaaraan in Muslimiinta lagu cabsi geliyo Hub iyo wixii la mida kaftan ahaanba ha ahaatee.
explain-icon

dheeraad/kordhin