explain-icon

Sharaxaad

Dhaqanka Nabiga scw waxaa ka mid ahaa in aanu diidin catarka oo aqbali jiray, waayo waa khafiif la qaadan karo oo udgoon.

explain-icon

fawaed

  • Waa sune in la aqbalo siinta catarka, waayo culays malaha qaadistiisu dhibna malaha aqbalkiisu.
  • Akhlaaq wanaaga kaamilka ah ee Nabiga scw waxaa ka mida inuusan diidin catarka, oo uu ka aqbalo hadiyada qofka u keena.
  • Waxaa la is jeclaysiinayaa in catarka la isticmaalo.
explain-icon

dheeraad/kordhin