explain-icon

Sharaxaad

Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu cadeeyey goodi adag oo ku soo arooray Qofka Madaxiisa kor u soo qaada Imaamkiisa ka hor, in Ilaahay ka dhigo Madaxiisa Madax Dameer ama Suuradiisa ka dhigo Suurada Dameer.

explain-icon

fawaed

  • Ma'amuumka la tukanaya Imaamka xaalkiisu waa afar: ssddex waa la iska reebay, waana: ka horayn, garab socod iyo ka daahid, Ma`muumkana waxaa laga rabaa: inuu Imaamka raaco.
  • Ma`muumku inuu Imaamka Salaada ku raaco waa waajib.
  • Goodiga ah in loo badali doono Suurada Qofka ka hor qaada Madaxiisa Imaamka ka hor Suurad Dameer arin suuragal ah, wuxuuna ka mid yahay masakhaada.