Janada magalo fitno wade

Xudeyfa Allaha ka raali ahaade wuxuu yiri: waxaan ka maqlay Nabiga scw isagoo dhahaya: "Janada magalo fitno wade."
Sahih/Authentic. - Al-Bukhari and Muslim

Nabigu scw wuxuu sheegay in qofka dadka xanta ee hadalka u kala qaada dadka si uu isugu diro uu mutaysanayo ciqaab ah inuusan janada gelin .

  1. Isku dirku wuxuu ka mid yahay dambiyada waa wayn.
  2. Isku dirka waa la reebay, waayo wuxuu dhex dhigayaa dadka qof ahaan iyo busho ahaanba dhib iyo fasaad.

Successfully sent!