explain-icon

Sharaxaad

Caa'isha waxay sheegtay Allaha ka raali ahaad inuu Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee ahaa mid aad ugu dadaala xuska Ilaahay, oo xusa Ilaahay goor kasta, meel kasta, xaalad walba.

explain-icon

fawaed

  • Looma shardiyo xuska Ilaahay inuu Qofku ka dahaaro qabo Xadaska yar iyo Xadaska weyn midna.
  • Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu joogtayn jiray xuska Ilaahay.
  • Waxaa lagu boorinayaa dadka inay badsadaan xuska Ilaahay xaalad kasta, taasoo looga dayanaayo Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee, marka laga reebo xaaladaha aan la ogolayn xuska Ilaahay, sida waqtiga xaajo gudashada.
explain-icon

dheeraad/kordhin