explain-icon

Sharaxaad

Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee ayaa dadka ugu akhlaaq badnaa, isagaana ugu horeeyey dadka dhamaan xaga Akhlaaqda wanaagsan oo dhan, sida hadal wanaaga, Gacan furnaanta, bashaash nimada, dhib la'aanta, u dul qaadashada dadka dhibkooda.

explain-icon

fawaed

  • Kaamilnimada akhlaaqda Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee ayaa ku cad xadiiskaan.
  • Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu ahaa tusaale dhamaystiran xaga dhaqan iyo akhlaaq wanaaga.
  • Waxaa lagu boorinayaa dadka inay kaga daydaan Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee akhlaaq wanaaga.