Gaabiya shaarubka oo daaya garka

Ibnu Cumar Allaha ka raali ahaado isaga iyo aabihiiye wuxuu Nabiga scw ka wariyeyn inuu yiri: "Gaabiya shaarubka oo daaya garka".
Sahih/Authentic. - Al-Bukhari and Muslim. This is the wording of Muslim

Nabigu scw wuxuu faray in la gaabiyo shaarubka, oo aan la dayn balse lagu xeel dheeraado gaabinta. Taa baddalkeed wuxuu amray Rasuulku scw in la daayo garka oo la dhaafo iyado badan.

  1. Waa xaaraan xiiritaanka garku.

Successfully sent!